Xoghoose.com Soo Xiriiriyaha Xogta Qarsoon
Daawo Muuqaal Yaab Badan:Bini aadam Cusub, adaa yaabi doona markaad aragto muuqaalkaan (Mucjiso Muuqaal Daawo)
Muuqaalkan ayaa su’aal is waydiin doontaa inta aadan dhaqaaq kale sameynin waxaana jawaabta ay kuu noqon doontaa mid jebkaaga ku laabata oo adiga uun ad isku jawaabtid.
HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA YAABKA LEH
Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso Muuqaalka)
Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso Muuqaalka)
HALKAAN RIIX OO DAAWO BALAAYADA QABSATAY NINKAASI
Akhriso Axmed Siilaanyo Oo Shaaciyay Hadafka Maamulkiisa Ee Ku Aadan Arimaha…
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa waxa uu ka hadlay Arrinta la xiriirta Hawadda Maamulka Somaliland, waxa uuna sheegay in Go’aanka ay gaaren aysan ka noqon doonin marnaba.
Wuxuu sheegay in Maamulka ay go’aan cad ka qaadatay duulimaadyada Hay’adaha QM ee iman jiray Somaliland, isagoona Tilmaamay in Arrintaasi ay tahay mid uu maamulkiisa xaq u leeyahay isla markaana fulintiisa ay leedahay Maamulka.
Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa hadalkaasi ku qoray barta uu ku leeyahay Twitterka, isagoona kaga hadlay go’aankaas  Somaliland ee la xiriira Hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa Hawada Maamulka Somaliland iyo Somaliya, Xukuumadda Somalia.
Nuqul kamid ah Qoraalka uu Siilaanyo soo dhigay Barta uu Tweter-ka ku leeyahay, ayaa waxa uu u qornaa sida “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada QM, lama qaadi doono ilaa aanu heshiis ka gaarno.” Sidaas ayuu Madaxweynuhu ku yiri qoraalka kooban ee uu ku qoray bartiisa twitterka.
Sidoo kale, Waxa kale oo uu Madaxweyne Siilaanyo isla maalintaas Twitterka geliyay, farriin kooban oo uu u diray beesha Caalamka, “Bulshada caalamku waa inay fahantaa inaan rabitaanka iyo himilooyinka reer Somaliland la iska indho tiri karin.”sidaa waxa uu ku yiri qoraal uusoo dhigay Barta Tweter-ka.
Si kastaba ha ahaatee, go’aankan uu Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo uu ku laday xayiraadii uu wasiirka duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi, saaray duulimaadyada QM, ayaa u muuqda mid uu Siilaanyo ku sii adkaynayo xayiraadaas.
Xoghoose.com
Raysal Wasaare Saacid Oo Siyaab Leh U Sheegay In Xukuumadiisa Ku Fashilantay…
Raisulwasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo saxaafada lahadlay markii uu soo dhamaaday kulan ay ku yeesheen golaha wasiirada magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay wax yaabo badan oo kulankaasi lagu soo qaaday.
Raisulwasaaraha ayaa qiray in amaanka qorshihii  ay ugu talagashay  xukuumada  ka gaabisay mid cusub oo wax looga qabanayo amaankana la dajinayay guri gurina loo baari doono xaafadaha muqdisho.
Cabdi Faarax Shirdoon Raisulwasaraha Soomaliya ayaa ka hadlay mooshinkii fashilmay ee qaar kamid ah xildhibanada ka gudbiyeen iyo sababta gayntay  isagoo u mahad celiyey kuwii kasoo hor jeday.
Raisulwasaraha ayaa shirkiisa jaraaid ku sheegay in mamul ay wax ka ogayn dowlada iyo wadamada dariska  la ah soomaliya usan ka hana qadi doonin  wadanka.
Golaha wasirada ayaa isku soo qaday shirka Turkiga ku dhexmaridoona dowlada iyo mamulka soomalind iyo hadafka ugu danbeya ee dowlada Soomaliya ka ledahay.
Xukuumda Soomliya ayaa mu dooyinkaan waxa lagu eedaynayay inay ku fashilantay amaanka magalada muqdisho iyo wax ka qabadka ciidamada dadka iyo gadiidka dhaca ugu gaysta deegaanda ay dagaalada uga saran shababka hubaysan ee ku yaala gobolada dalka.
Xoghoose.com
Kenya Oo Hada Ku Waabariisatay Qatarta Kaga Imaan Karta Jubooyinka.
Kox ganacsato kenyaan ah ayaa uga digtay dowlada wadankaasi Kenya Qatari kaga soo wajahan gobolada jubooyinka oo xaalad jahwareer ah kun jirta siyaasada degaanadasi waxana ay shaki galiyeen suurta galinimada     Al-shabab oo dib ugu soo laabata magaalada kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose.
Waxa ay tilmaamen in xaalada ay sii kicinayaa dadka wada shegtay madaxtinimada mamaulka jubaland.
Koxdaasi ayaa ugu baaqday dowlada Kenya in ay sameyso feejignaan aad u xoogan si dhex dhexaad ay uga noqoto siyaasada juboyinka ka taagan.
Koxdaasi ayaa shegay in maadxweynaha Somalia iyo madaxweynaha Kenya ay ka wada hadli doonan kulanka lagu wado in madaxda midowga Afrika ay ku qaatan magalada Adis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia arimaha ku murugsan ee Jubooyinka ka jira.
Koxdaasi waxa ay walaac iyo cabsi ka muujiyen in amni dari ka dhalata maagalada ksimaayo ay sameyn ku yeelan karto wadankasi Kenya.
Xoghoose.com
Al-Shabaab iyo New Boolis oo ku dagaalamay meel ku dhow Baladwayne
Wararka naga soo gaaraya dhulka ismaamulka dalka Ethiopia ayaa sheegaya in shaley halkaas ay ku dagaalameen ciidamada New Boolis oo ka tirsan dowlad deeganka Soomaalida dalka Ethiopia iyo kooxda Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay meel duleedka xadka u dhexeeya gobalka Hiiran iyo dhulka ismaamulka dalka Ethiopia, waxaana la lee yahay labada dhinac waa soo gaaray khasaaroo xooggan.
Dadka goobjoogayaasha ayaa sheegaya in ugu yaraan 12-qof oo u badan dhinacyadii dagaalamay in ay ku dhinteen dagaalka, waxaana dhowr saac goobta lagu dagaalamay qabsaday Al-Shabaab.
Xaaladda goobta lagu dagaalamay ayaa deggan in kastoo wali xiisad ay ka taagan tahay deeganka, waxaana la soo dhoobay ciidamo fara badan oo ah kuwa New Booliska kana tirsan dowlad deeganka Soomaalida dalka Ethiopia.
Ilaa hadda ma jirto cid ka hadashay dagaalka Al-Shabaab iyo ciidamada New Booliska shaley ku dhexmaray meel waqooyiga uga beegan magaalada Baladwayne ee gobalka Hiiran.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu yimid markii Al-Shabaab gudaha ugaleen dhulka ismaamulka dalka Ethiopia iyagoona dadka ku amaray in ay soo aruuriyaan dhaqaalaha Zakadda.
Ma ahan markii ugu horreysay oo Al-Shabaab dagaalo ay kula gasho gudaha dalka Ethiopia ciidamada New Booliska, dhowr jeer ayaa dagaalo ay dhexmareen labada dhinac.
50-sano guuradii kasoo wareegtay Aas Aaska Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusaayo.
Xerada Xalane oo ah xarunta taliska ciidamada Midowga Afrika waxaa maanta ka dhacaysa Munaasabad lagu xusaayo 50-sano guuradioi kasoo wareegtay markii la’aas aasay Ururuka Midowga Afrika.
Munaasabadaan ayaa ka qeyb gali doonaan madaxda dowladda Soomaaliya, mas’uuliyiin ka socota Midowga Afrika, Saraakiisha AMISOM, kuwa dowladda Soomaaliya iyo Marti sharaf kale.
Amaanka waa mid aad loo adkeeyay, waxaana ay soo gaba gaboobi doontaa saacado ka dib, iyadoo sanadkaan uu yahay midkii ugu horeeyay 22-sano ka dib laga xuso magaalada Muqdisho sanad guurada Midowga Afrika.
Muqdisho: Arrin la yaab leh oo wariye ka tirsan Xoghoose.com uu la kulmay
Mid ka mid ah wariyaasha Shabakadda Xoghoose.com ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta oo Khamiis ah [23-05-2013] wuxuu kula kulmay dhismaha Tree Piano oo ku yaalla waddada Makah Al-Mukaramah ee magaalada Muqdisho arrin aad looga baran magaalada.
Wariyaha ayaa wuxuu lee yahay, anniga iyo koox kale oo wariyaal ah ayaa abaare 9:30-am ee xilliga Muqdisho waxaan shaax ku cabeynay baar FATXI oo ku yaalla waddadaas, wuxuu yiri “ Waxaan anniga iyo dhammaan dadkii nala joogay goobta shaaxa, aan la kulanay hal mar baabuur cod baahiya uu ku rakiban yahay, waxaana la socday baaburka ayuu yiri Cali Gaab oo ah taliyaha ciidamadda nabad-galyada wadooyinka.
“Dhowr baarbuur oo yaallay goobta aan ku shaaxeynay ayaa waxaan hal mar ka warhelnay iyadoo uu qaadayo Wiish, cid lalama hadlin, sidaas ayaan baabuurtii lagu qaatay waxaana qaarkood soo gaaray wax yeelo” ayuu yiri wariyaha Xoghoose.com ee Muqdisho
Wariyaha ayaa wuxuu lee yahay arrintan ayaa dad badan oo goobta joogtay waxa ay ku dhalisay cabsi, maadama baabuurta nooca raaxda ay hadda billaabeen ciidamada wadooyinka in ay ganaax ku soo rogaan.
“Baabuurta ninkan sidan ayuu ku sameeyaa, ha umaleenin in uu sharci ku heysto ama uu isaga sharciga ilaalinaayo ee wuxuu ka qaataa lacago baad ah oo laalush, hadda baabuurkaas wish-ka lagu qaaday halkaas ayaa la geenayaa wuxuuna ka rabaa 10-dalar” ayuu yiri qof la hadlay Shabakadda Xoghoose.com
Wariyaha warkan soo diray ee ayaa mar uu la hadlay Taliye Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo ah taliyaha wadooyinka Muqdisho, wuxuu u sheegay in dhawaan dowladda hoose ay soo saartay awaamir ku socota baabuurta la dhigto goobaha Carwooyinka iyo Dukaamada hortooda waddada Makah Al-Mukarama iyo KM4, wuxuuna sheegay qofkii lagu arko laganaaxayo lacag $400 iyo ganaax kale”
Aarrintan dad badan oo ay wax ka weydiisay dadka Muqdisho gaar ahaan kuwii goob jooga u ahaa waxa ay lee yihiin waa arrin naxariis daro waayo qofka waxaa dhihi karaa ganaax ayaa ku jirtaa maadama aad baabuurka dhigtay goob aan sharci ahay, laakin qofka haddii laga jajabiyo baabuurkiisa waa arrin aan fiicenen.
Si kastaba, magaalada Muqdisho waxaa ku soo batay baabuurta, sidoo kale waxaa heegan lagaliyay ammaanka caasimada kaddib markii ay soo kordheen qaraxyada.
Dad badan oo dowladdan ka soo horjeeda waxa ay lee yihiin, dowladdan waxbo kama badalna kuwii soo maray dalka burburkii kaddib, waayo maxaabista dowladda waa la kala iibsadaa, baabuurta wadooyinka xiran haddii askariga siisid lacag yer wuu ku sameenaa waxa aad rabto, arrimahaas oo dhan waa saan-saan aan fiicneen.
Tahniyad Aroos Ah Ay Dirayaan Wariyaal Caan Ah.
Waxaa haalkaan tahniyad kal iyo laab ka diraya wariyaaasha gobolka hiiraan gaar ahaaan kuwa ka soo jeeda xaruunta gobolka ee b/weine kuwaas oo kala ah.
1 wariye jamaal cali yare
2 wariye maxamed cusmaan makaraan
3 wariye c/risaaq maxamed c/lahi
4 wariye xuseen yuusuf axmed
5 wariye cilmi maxamed waare
6 wariye cusmaan aadan careys
7 wariye ibraahim muxumed geedi
8 wariye ibraahim cusmaan afrax
9 wariye cali axmed cabdule
10 wariye xuseen cabdi jimcaale
11 wariye ciise cabdi ciise
12 wariye siraaji cumar cabdi
13 wariye maxmuud faarax axmed
14 wariye maxamed xasan ibraahim
15 wariye c/risaaq muumin cawaale
16 wariye c/risaaq faarax xasan
17 wariye c/qaadir macalin cabdule
18 wariye c/casiis axmed baroow
19 wariye maxmed axmed xoosh
20  wariye xamdi faarax cusmaan.
dhamaan wariyashas oo ku kala sugan dalalka koofur africa,kenya, kambala iyo soomaliya waxey tahniyad aroos ah u dirayaan wariye qaalid aadam shariif oo walaashii sowdo aadam shariif iyo seygeeda zakariye cusmaan maxamuud  oo ku aqal galeen caasimadda somalia ee mogadishu taariiqdu markey aheyd 17may 2013 oo ku beegneyd maalinimo jimco ah waxey lee yihiin guurkiina guur qeyr gurigiina guri nagi guuloow ka yeel aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin
by writing wariye qaalid qeys
DIGNIIN:Markaad Tikid goosanayso arrintan oo kale iska ilaali. Hadii kale sidan oo kalaa kugu dheceyso!!
Mushkiladaha soo food saara Qofka Safraya waxaa ugu badan inuu ka dib dhaco Duulimaadkiisa, ama ay ka lumaan Boorsooyinkooda. Balse arrinta ku dhacday Labadan Lamaane ee Safarka ku jiray waa mid ka duwan kana dhib badan arrimahaas aan kor ku sheegnay.
Sandy Falidfiso iyo Xaaskeeda ayaa Tikid ka goostay Shirkadda Dayuuradaha ee Turkish Air, iyagoo Flight-kooda ama Duulimaadkoodu uu ka tagayay Los Angles kuna wajahnaa Dakar oo Senegal ah, halkaas oo ay iyagu doonayeen.
Balse waxay si lama filaan ah u arkeen kolkii uu Duulimaadku dhamaaday iyagoo jooga Magaalada Daka (Dhaka) ee Dalka Bangladesh, taas oo 7 Kun Mile ka fog halkii ay iyagu doonayeen.
Labada Magaalo waxay ku kala yaalaan Qaaradaha Afirka iyo Asia, waana Dhul aad u kala fog.
Dhibaatadu waxay ka timid Tikid-ka ay waten oo halkii la rabay in lagu soo qoroDKR oo Airport-ka Dakar lagu soo gaabiyay, taa badalkeeda loogu qray DAC oo Dhaka loo qaadanayo.
Wargeyska Los Angles Times ayaa kasoo xigtay Lamaanahan in markii Qalabka War-gelinta ee Dayuuradda laga sheegay inuu Duulimaadku kusii jeedo Airport-ka DHAKA ay iyagu moodayeen in Magacaasi uu yahay kaliya qaabka ay Turkidu ugu dhawaaqaan Dakar, balse aanay wax shaki kale ahi dareemin.
Balse markii ay Dayuuradii ku joogsatay Airport-ka Magaalada Istanbul ayeey Lamaanahani dareemeen in wax un ay qaldanyihiin, ka gadaal markii ay Hurdadii kasoo kaceen oo ay arkeen in Rakaabka Dayuuradda saaran dhamaantood yihiin Dad Eeshiyaan ah oo aan Qof Afrikaan ahi la socon.
Qariidada ama Map-ka Duulimaadka oo ay Video-kga ka arkeen ayaa sii xoojiyay cabsidii ay qabeen Labadan Lamaane.
“ Markaas ayaan xaqiiqsanay in Qalad wayn uu dhacay” sidaasna waxaa yiri Ninka.
xigasho Kobciye.com