DAAWO MUUQAAL ARGAGGAX LEH ,Nin Soomaali ah oo tooreey ama mindi la dhacay Dad Shacab Ah..

Nin Soomaali ku nool dalkaas New Zealand ayaa waxaa la sheegay inuu cabsi iyo jaahwareer ku abuurey dadka ku nool dalkaas ka dib markii uu tooreey ama mindi uu la dhexgalay dadka magaalada islamarkaana uu dhaawac u geystay ilaa iyo 2 qofood ilaa ay markii dambe ay booliiska toogteen ninkaas.

HALKAAN RIIX OO DAAWO TOOREYDA IYO DADKA LALA DHACAAYO

Inta Akhrisatay :3418

Shabakada Xoghoose.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail xoghoose@gmail.com

Nagala Xiriir E-mail xoghoose@hotmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Latest News

ddddddddddddd-150x150 Daawo Muuqaal Yaab Badan:Bini aadam Cusub, adaa yaabi doona markaad aragto muuqaalkaan (Mucjiso Muuqaal Daawo)
- May 23, 2013
Muuqaalkan ayaa su’aal is waydiin doontaa inta aadan dhaqaaq kale sameynin waxaana jawaabta ay ...
DIL-XAASKIIS Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso Muuqaalka)
- May 23, 2013
Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso ...
Axmed-Siilaanyo3 Akhriso Axmed Siilaanyo Oo Shaaciyay Hadafka Maamulkiisa Ee Ku Aadan Arimaha…
- May 23, 2013
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa waxa uu ka hadlay Arrinta la xiriirta ...
sa Raysal Wasaare Saacid Oo Siyaab Leh U Sheegay In Xukuumadiisa Ku Fashilantay…
- May 23, 2013
Raisulwasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo saxaafada lahadlay markii uu soo dhamaaday kulan ...
GboUEEe Kenya Oo Hada Ku Waabariisatay Qatarta Kaga Imaan Karta Jubooyinka.
- May 23, 2013
Kox ganacsato kenyaan ah ayaa uga digtay dowlada wadankaasi Kenya Qatari kaga soo wajahan ...
images (1) Al-Shabaab iyo New Boolis oo ku dagaalamay meel ku dhow Baladwayne
- May 23, 2013
Wararka naga soo gaaraya dhulka ismaamulka dalka Ethiopia ayaa sheegaya in shaley halkaas ay ...
uuuuuu-150x150 50-sano guuradii kasoo wareegtay Aas Aaska Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusaayo.
- May 23, 2013
Xerada Xalane oo ah xarunta taliska ciidamada Midowga Afrika waxaa maanta ka dhacaysa Munaasabad ...