Wararka
Odayaasha Dhaqanka Oo Kulan La Qaadan Haya Wafdiga IGAD iyo Warar Hordhac Ah Oo Soo Baxaya.
ShareKismaayo oo ay hada ku sugan yihiin Wafdi ka socda Urur Gobaleedka IGAD oo shalay gaaray Magaaladaasi ayaa waxa ay kulamo kala duwan la leeyihiin
Qeybta Wararka
Wafdigii Jaamacada Carabta Ee Dalka Booqashada Ku Joogay Oo Duulay (Daawo Sawirada)
ShareWafdigii ka socday Jaamacada ee Labadii Maalin ugu danbeysay ku sugnaa Muqdisho ayaa maanta dib uga ambabaxay Muqdisho. Waxaana sii sogootiyay Madaxda baarlamaanka Soomaaliya uu
Wararka Archives
Daawo Muuqaalka Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo Madaxiisa Ku Qortay Magaca ALLAH "SWT".Daawo Muuqaalka Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo Oo Madaxiisa Ku Qortay Magaca ALLAH "SWT". HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUQAALO ASIGOO ...
Fadlan Walaal Caawi Gabar Somaliyeed Oo La Xanuunsaneysa Cudur Mucjisa Ah - May 19, 2013
Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya ayaa soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro. waxaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu ...
NIN iyo NAAGTIISA oo Goob Fagaaro Ah Lagu Khaarajiyay. - May 19, 2013
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Labo shaqsi oo looga shakiyay falal Argagixiso maanta oo axad ah lagu toogtay Magaalada Nairobe ee caasimada dalka Kenya. Ninkan iyo iyo ...
Banaan Bax Looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Kismaayo. - May 19, 2013
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo Doorashada Axmed Madoobe. Dadka Magaalada Kismaayo ...
Beesha Sheekhaal oo Go’aan ka qaadatay Maamulada Jubbaland… - May 19, 2013
Tan iyo Markii Todobaadkaan gudihiisa Magaalada Kismaayo looga dhawaaqay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa cabashooyin ay kasoo yeerayeen qaar kamid ah beelaha daga deeganada Jubbooyinka. Beesha Sheekhaal oo kamid ah Beelaha ...
Kismayo oo looga dhawaaqay Madaxweynihii shanaad ee Jubbaland - May 19, 2013
Waxaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose looga dhawaaqay Madaxweynihii shanaad ee ay yeeshaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, waxaana lagu magacaabaa Madaxweynaha cusub ee halkaasi looga dhawaaqay Cabdi Baali ...
Madaxweyne Xasan Sh:- Waxyaabaha ka dhacaya Jubbooyinka waa arrimihii ay dowladdu ka digeysay muddooyinkii la soo dhaafay… - May 19, 2013
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay shalay ka hadlay arrimaha ka taagan gobolada Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qeyb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ...
Maxaa ka soo baxay kulankii Kismaayo ku dhexmaray wafdigii IGAD iyo Axmed Madoobe? - May 19, 2013
Magaalada Kismaayo ayaa shalay waxaa gaaray Wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo shalay subax ka anbabaxay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.kuwaas oo u jeedadoodu aheyd inay la kulmaan dhinacyada ...
Next Page »



















