Cayaaraha
Bayern Munich Oo Si Lama Filaan Ah Ku Qaaday Koobka Champions League(Daawo Sawirada)
ShareArjen Robben aaya goal soo daahay oo yimid daqiiqadihii ugu dambeeyay ciyaarta Bayern Munich 12-sano kadib u suuragaliyay Iney ku guuleysato Champions League, Kubad aad
Qeybta Cayaaraha
Wax walba oo aad uga baahan tahay final-ka Champions League ee caawa – Borussia Dortmund vs Bayern Munich…
ShareCaawa ayaa la soo af jari doonaa saxaada koobka horyaalada yurub, kadib mudo 10 bilood ah oo uu koobkan socday. Labada koox ee Bayer Munich
Cayaaraha Archives
Tababare Jose Mourinho ayaa ku soo wajahan galbeedka magalaada London kadib markii ay kooxda Real Madrid xaqiijisay in uu baxayo. Mourinho ayaa horey usoo wadan doona xidiga khadka dhexe ee wadanka ...
Rafa Benitez oo talo siiyay milkilaha Chelsea… - May 20, 2013
Tababaraha waqtigu ka dhacay ee kooxda Chelsea Rafa Benitez ayaa kula taliyay kooxda Chelsea in aaney iska iibin Farnando Torres. Weeraryahanka wadanka Spain ayaa kooxda galbeedka u iibiyay booska sadexaad ee ...
Fernando Torres Oo Chelsea U Xalaaley Booskeeda Sadaxaad Iyo Arsenal Oo Afaraad Soo Fariisatay. - May 19, 2013
Kooxda Kubada Cagta Blues ayaa soo gashay booskeda sadexaad ee kala horeynta Horyaalka Premier League kadib markii ay Stamford Bridge ku dhaafeen kooxda Everton kulan xiiso badnaa oo labada naadi ...
Wararkii Ugu Danbeyay Ee Kooxaha Real Madrid Vs Chelsea Halka Uu Marayo Macalin Jose Mourinho iyo Cida Uu Doonayo.. - May 19, 2013
Sida Ay Cadeysay Jariirada La Marca ee Spain Kasoo Baxda Real Madrid ayaa ku warantay iney maalinta Isniinta ah ee berito ah uu Jose Mourinho ka dagi doono garoonka Stamford ...
Chelsea Oo U Dabaal Dagtay Rikoorka Frank Lampard Uu Sameyay Sanadkan. - May 19, 2013
Halyeey Frank Lampard Waa mid ka mid ah halyeeyada aan laga hilmaami doonin kubada cagta caalamka gaar ahaan kooxda Chelsea iyo Premier League intaba. Waa Xidiga ugu goolasha badan kooxda Blues ...
Halyeeyo Aan Laga Iloobi Doonin Horyaalka Ingiriiska Oo Ka fariistay Akhriso Magacyadooda.. - May 19, 2013
Maanta Waa maalintii lasoo xiri lahaa lana filayo in lasoo afjaro horyaalka qiimaha badan ee Premier League xili ciyaaredkiisa 2012-2013. Labada Koox ee ugu qaadista badan horyaalka Premier League ayaa weyn ...
Xog-hoose Macalin Jose oo Doonayo Inuu Ronaldo Geeyo Kooxda Chelsea… - May 18, 2013
Sida ay maanta soo bandhigtay jariirada Ingariiska ka soo baxda ee Daily Mail ayaa ku warameysa in macalin Jose Mourinho ayaa liiska ciyaartoyda uu doonayo u sii gudbiyo maalqabeenka kooxda ...
Atletico Madrid oo Hanatay Copa Del Rey, Iyagoona 14-sano Kadib Ka Adkaaday Kooxda Real Madrid - May 18, 2013
Kooxaha dariska ah ee ka dhisan caasimada wadanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico ayaa cawa waxay isku arkeen Final-ka Copa Del Rey Labada kooxood ayaa ciyaartooda waxay ku bilaabatay jahwareer ...
Next Page »


















