Wararka Dalka
Shabakada Xoghoose.com Oo Heshay Warqad Qoraal Ah Ay Gudbisay Dowlada Somaliya Una Gudbisay…
- May 24, 2013
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, ...
Daawo Muuqaal Yaab Badan:Bini aadam Cusub, adaa yaabi doona markaad aragto muuqaalkaan (Mucjiso Muuqaal Daawo)
- May 23, 2013
Muuqaalkan ayaa su’aal is waydiin doontaa inta aadan dhaqaaq kale sameynin waxaana jawaabta ay ...
Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso Muuqaalka)
- May 23, 2013
Daawo Arin Yaab Leh Nin Xaakiisa Doonayay Inuu Dilo Misane Balaayo Ka Raacday (Fiirso ...
Akhriso Axmed Siilaanyo Oo Shaaciyay Hadafka Maamulkiisa Ee Ku Aadan Arimaha…
- May 23, 2013
Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa waxa uu ka hadlay Arrinta la xiriirta ...
Raysal Wasaare Saacid Oo Siyaab Leh U Sheegay In Xukuumadiisa Ku Fashilantay…
- May 23, 2013
Raisulwasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo saxaafada lahadlay markii uu soo dhamaaday kulan ...
Kenya Oo Hada Ku Waabariisatay Qatarta Kaga Imaan Karta Jubooyinka.
- May 23, 2013
Kox ganacsato kenyaan ah ayaa uga digtay dowlada wadankaasi Kenya Qatari kaga soo wajahan ...
Al-Shabaab iyo New Boolis oo ku dagaalamay meel ku dhow Baladwayne
- May 23, 2013
Wararka naga soo gaaraya dhulka ismaamulka dalka Ethiopia ayaa sheegaya in shaley halkaas ay ...
50-sano guuradii kasoo wareegtay Aas Aaska Midowga Afrika oo Muqdisho laga xusaayo.
- May 23, 2013
Xerada Xalane oo ah xarunta taliska ciidamada Midowga Afrika waxaa maanta ka dhacaysa Munaasabad ...
Muqdisho: Arrin la yaab leh oo wariye ka tirsan Xoghoose.com uu la kulmay
- May 23, 2013
Mid ka mid ah wariyaasha Shabakadda Xoghoose.com ee magaalada Muqdisho, ayaa maanta oo Khamiis ...
Tahniyad Aroos Ah Ay Dirayaan Wariyaal Caan Ah.
- May 23, 2013
Waxaa haalkaan tahniyad kal iyo laab ka diraya wariyaaasha gobolka hiiraan gaar ahaaan kuwa ...
DIGNIIN:Markaad Tikid goosanayso arrintan oo kale iska ilaali. Hadii kale sidan oo kalaa kugu dheceyso!!
- May 23, 2013
Mushkiladaha soo food saara Qofka Safraya waxaa ugu badan inuu ka dib dhaco Duulimaadkiisa, ...
Dhaco Aan Horay Loo Arag:- Laba gabdhood Oo xawalad Dhexdeeda Ku Ogadey In….
- May 22, 2013
Wiil ayaa waxa uu ku noolaa dalka kenya gaar ahaan nairobi waxa uu halkaa ...
Subxaanalaaah: Nin baa soo iibsaday Timirtan, wuxuuna ku arkay Mucjisadan!! (Nala Arag aqristoow)
- May 22, 2013
Muwaadin Sudan u dhashay ayaa Timir nooca Balaxa loo yaqaan oo uu soo iibsaday ...
Nimco Dareen oo weerartay Rag Qoray Inay Taageertay Jubaland (DAAWO)
- May 22, 2013
Faanaanada Codka baxsan ee Nimo Dareen ayaa Si cadho leh uweerartay Qaar kamida warbaahinta ...
Haweeney Hogaamiye Uu Guursan Rabay Kana Soo Carartay Kadib Markii…
- May 22, 2013
Gabadh Afrikaan ah ayaa Magan-galiyo Siyaasadeed waydiisatay Ingariiska, iyadoo ka carareysa Boqorka Dalka Swaziland ...
Cajiib: Daawo Muuqaalka Arin La Yaab Leh Dhagax Hadii Dab La Taabsiiyo Mas Isku Badalaya?
- May 22, 2013
Hadaba aqristayasha qeymha leh ee shabakada xoghoose.com Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal ...
Maleeshiyadda Alshabaab oo dhac iyo dil ka geystay deegaano hoostaga Gobolka Hiiraan.
- May 22, 2013
Wararka naga soo gaaraya qaaday Deegaannada Duduma-Qaris iyo Saba-Xume ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya ...
Baarlamaanka oo maanta uu hortagayo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya si codka kalsoonida loogu qaado iyo warar sheegaya in…
- May 22, 2013
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay saakay ku sii qulqulayaan xarunta Baarlamaanka Soomaaliya si ay ...
Shiinaha iyo Hindiya oo isku raacay inay gacan ka geystaan dib u dhiska Soomaliya, kana hadlay arrinka…
- May 22, 2013
Ka dib kulan si wada jir ah u wada qaateen Ra’isul wasaarayaasha dalalka Shiinaha ...
Shil geystay khasaare badan oo ka dhacay gobolka Gedo iyo faahfaahino ka soo baxaya…
- May 22, 2013
Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in ...
Warar kala duwan oo ka soo baxaya wafdi isugu jira Mareykanka, Midowga Yurub iyo Shiinaha oo safar ku tagay Kismaayo…
- May 22, 2013
Wararka aynu ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan ...
Digniin culus culus oo loo jeediyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, loona sheegay in…
- May 22, 2013
Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa digniin u diray xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa aan ...
AMISOM maxay ka tiri howlgalkii dadka badan lagu qabqabtay ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho?
- May 22, 2013
Waxaa shalay maalintii labaad magaalada Muqdisho ka dhacay howlgalo dad badan lagu qabqabtay oo ...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaysan wax ciidan ah ka joogin magaalada Kismaayo, kuna baaqday…
- May 22, 2013
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay shaacisay inaysan wax ciidan ah ka ...
Yaab Badanaa: Barkad ayeey ku dabaalatay, waxayna aragtay iyadoo Uur leh!! (Doodeeda oo Qosol leh aqriso)
- May 22, 2013
Hooyo Poland u dhalatay ayaa markii iyada iyo Qoyskeeda ay kasoo laabteen Safar Dalxiis ah waxaa ...
Ilmaheedii ayeey Dad kale u hadiyeeysay!! (Wax ka ogaaw Sababta ku kaliftay oo yaab leh).
- May 22, 2013
Booliska ayaa qabtay Haweeney ku tabarucda Gabadh yar oo ay dhashay, taas oo ay ...
Xaaskiisa ayuu toogtay markii uu Uur ka waayay!! (Dhacdo xanuun badan)
- May 22, 2013
Nin Yemeni ah ayaa Rasaas ku dhuftay Xaaskiisa markii uu ka waayay wax Uur ...
Ha ilmeen markaad aqriso qisadaan xanuunka badan ee ka dhacday magaalada Muqdisho!!
- May 21, 2013
Waa dhacdo aad iyo aad u xanuun badan, waa uurkutaalo in loo ilmeeya mudan, ...
FARXIYO FISKA: Oo Baalayo Ku Qabsatay Dalka Norway Lagana Masaafuriyay Dalkaasi Kadib Markii…
- May 21, 2013
Fanaanad Farxiya-Fiska ayaa laga sii daayay xabsigii ay ku jirtay Garoonka Gardemon ee Magaaladda ...
Daawo Sawirada Musiibo Mareykanka Ka Dhacday Iyo 91-Qof Oo Meydkooda La Baadi-Goobayo
- May 21, 2013
Duufaano wata dabaylo xoog badan oo ku dhuftay Gobolka Oklahoma ee Mareykanka ayaa sababtay ...
Daawo Video Digniin: Hadaawan Hadii Aad Ka Yartahay Da’da Qaangaar-ka Ama Aad Uur Leedahay “Nin Dad Qalato Ah Oo Dad Cunayo”.
- May 21, 2013
Ciidamada Police-ka Magaalada Miami ee dalka Mareeykanka ayaa toogtay nin dad qalato oo cunayay ...
Saraakiisha Amisom Dhexdhexaad Ayaan Ka Nahay Waxa Muqdisho Ka Socda.
- May 21, 2013
Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ayaa ka hadlay howlgalo ciidamada Booliiska AMISOM iyo kuwa Dowladda ...
Yaa siiyay Korneyl Barre Hiiraale Madaafiicda goobta , xageesa ka soo galeen magaalada Kismaayo ?
- May 21, 2013
Hadal heeynta ugu badan Shacabka magaalada Kismaayo ayaa noqotay mid ka mid ah Madaxwaynayaasha ...
Muqdisho oo saakay dad badan lagu qabqabtay iyo xarunta CID-da oo ay buuxdhaafiyeen Ehelada…
- May 21, 2013
Degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho ayaa saakay waxaa ka socda howlgalo dad badan ...
Maxaa ka jira in dowladda Kenya ay u yeertay mid ka mid ah Madaxweynayaasha maamulka Jubbaland?
- May 21, 2013
Dowladda Kenya ayaa la sheegay inay u yeertay mid ka mid ah Madaxweynayaasha maamulka ...
Somaliland maxay ka tiri hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
- May 21, 2013
Maamulka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadal 18-kii bishan May ka soo yeeray Madaxweynaha ...
Halbatan oo ciidamada Yugandha ah oo dig loogu celiyey dalkooda ka dib markii laga soo qaaday Muqdisho…
- May 21, 2013
Dowladda Yugandha ayaa la sheegay in qaar ka mid ah ciidamadeeda jooga gudaha dalka ...
Xildhibaano eedayn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, dalbadeyna in la…
- May 21, 2013
Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwii waday mooshinka ka dhanka ...
Siyaasi caan ah oo isku soo taagay xilka Madaxweynenimada maamulka Ximan iyo Xeeb, sheegayna…
- May 21, 2013
Waxaa magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu musharax u taagan xilka Madaxweynenimada maamulka Ximan iyo ...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacya gobolka Sh/hoose iyo guulo laga sheegtay…
- May 21, 2013
Wararka naga soo gaaraya degmada Jinaale ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in afaafka ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo wasaaradda maaliyadda dalab u diray, ansixiyeyna qodobo ay soo jeediyeen….
- May 21, 2013
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo shalay kulan ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa waxay ku ...
Maxamay tahay sababta dib loogu dhigay doorashooyinkii golayaasha deegaanka Puntland?
- May 21, 2013
Waxaa dib loo dhigay wakhtiga ay Puntland ka qabsoomi doonto doorashada goleyaasha deegaanka, kaas ...